"Ereyada Nolosha", "Warka wanaagsan", "Heesaha Injiilka" - Luqadaha waaweyn Af-soomaali kuhadlaya / " Words of Life", "Good News", "Gospel Songs" - Major Languages Spoken in Somali / "اللغات الرئيسية المستخدمة في الصومالية - "كلمات الحياة" ، "الأخبار ال-logo

"Ereyada Nolosha", "Warka wanaagsan", "Heesaha Injiilka" - Luqadaha waaweyn Af-soomaali kuhadlaya / " Words of Life", "Good News", "Gospel Songs" - Major Languages Spoken in Somali / "اللغات الرئيسية المستخدمة في الصومالية - "كلمات الحياة" ، "الأخبار ال

Religion & Spirituality Podcas

==== "Ereyada Nolosha", "Warka wanaagsan", "Heesaha Injiilka" - Luqadaha waaweyn Af-soomaali kuhadlaya ==== (Soomaali, Carabi Caadiga ah, Carabi Ta'izzi-Aden, English, Af Maay, Afar Af, Sawaaxili, Talyaani, Turki, Aweer) ==== "Words of Life", "Good News", "Gospel Songs" - Major Languages Spoken in Somali ==== (Somali, Standard Arabic, Arabic Ta'izzi-Aden, English, Af Maay, Afar Af, Swahili, Italian, Turkish, Aweer) ==== "اللغات الرئيسية المستخدمة في الصومالية - "كلمات الحياة" ، "الأخبار السارة" ، "ترانيم الإنجيل" ==== (الصومالية ، العربية الفصحى ، العربية التعزية عدن ، الإنجليزية ، أف مايماي ، عفر أف ، السواحيلية ، الإيطالية ، التركية ، أف عويرا)

Location:

United States

Description:

==== "Ereyada Nolosha", "Warka wanaagsan", "Heesaha Injiilka" - Luqadaha waaweyn Af-soomaali kuhadlaya ==== (Soomaali, Carabi Caadiga ah, Carabi Ta'izzi-Aden, English, Af Maay, Afar Af, Sawaaxili, Talyaani, Turki, Aweer) ==== "Words of Life", "Good News", "Gospel Songs" - Major Languages Spoken in Somali ==== (Somali, Standard Arabic, Arabic Ta'izzi-Aden, English, Af Maay, Afar Af, Swahili, Italian, Turkish, Aweer) ==== "اللغات الرئيسية المستخدمة في الصومالية - "كلمات الحياة" ، "الأخبار السارة" ، "ترانيم الإنجيل" ==== (الصومالية ، العربية الفصحى ، العربية التعزية عدن ، الإنجليزية ، أف مايماي ، عفر أف ، السواحيلية ، الإيطالية ، التركية ، أف عويرا)

Language:

English


Episodes
Ask host to enable sharing for playback control

"Rabitaan baa Qalbiyadeena kuugu jira adiga, Rabbiyow"(Ingiriis).3gp

3/27/2021
في قلوبنا شوق لك يا رب / "There is a Longing in Our Hearts for You, O! Lord".3gp

Duration:00:04:56

Ask host to enable sharing for playback control

Soomaali - "Martiqaad ku Baro ciise Shaqsi ahaan".3gp

3/11/2021
"Invitation to Know Jesus Personally" - Somali (Soomaaliga, af Soomaali).3gp

Duration:00:05:40

Ask host to enable sharing for playback control

Afka Soomaaliga - "allabariga dhiigga" -"Qisooyinkii Nebiyada".3gp

3/11/2021
Somali Language - "Blood Sacrifice"- "Prophets' Story".3gp / "ذبيحة الدم" - "قصة الأنبياء"

Duration:00:05:40

Ask host to enable sharing for playback control

==== Luuqadaha Waaweyn ee Lagu Hadlo Afka Soomaaliga / Major Languages Spoken in Somali =====

3/11/2021
==== Luuqadaha Waaweyn ee Lagu Hadlo Afka Soomaaliga / اللغات الرئيسية المستخدمة في الصومالية =====.

Duration:00:02:49

Ask host to enable sharing for playback control

Episode 120: Heesta Injiilka Soomaaliyeed - "Ciise weligiis ma dhaco" .3gp

2/22/2021
Somali Gospel Song - "Jesus Never Fails".3gp // 1 KORINTOS : CUTUB 131 Haddaan ku hadlo afafka dadka iyo malaa'igaha, laakiinse aanan jacayl lahayn, waxaan noqday naxaas dhawaaqaysa ama saxan bir ah oo sanqadhaya oo kale. 2 Oo haddaan leeyahay hadiyadda wax sii sheegidda, oo aan garanayo waxyaalaha qarsoon oo dhan iyo aqoonta oo dhan, iyo haddaan leeyahay rumaysadka oo dhan oo aan buuraha ku dhaqaajiyo, laakiinse aanan jacayl lahayn, waxba ma ihi. 3 Oo wax kastaan leeyahay haddaan bixiyo oo masaakiinta ku quudiyo, iyo haddaan jidhkayga bixiyo in la gubo, laakiinse aanan jacayl lahayn, waxba ii tari maayo. 4 Jacaylku waa samir badan yahay, waana raxiim, jacaylku ninna ma xasdo, jacaylku ma faano, mana kibro, 5 wax aan u ekayn ma falo, nafsaddiisana wax uma doondoono, mana xanaaqo, sharna kuma fikiro, 6 xaqdarrada kuma farxo, laakiin wuxuu ku farxaa runta. 7 Wax walba wuu u dulqaataa, wax walba wuu rumaystaa, wax walba wuu rajeeyaa, wax walba wuu u adkaystaa. 8 Jacaylku weligii ma idlaado. Hadday wax sii sheegiddii jirto, way baabbi'i doontaa, hadday afaf jiraan way dhammaan doonaan, hadday aqooni jirto way baabbi'i doontaa. 9 Waayo, waxaynu naqaan waa qabyo, oo si qabyo ahaan ah ayaynu wax u sii sheegnaa. 10 Laakiin markii waxa dhammi ay yimaadaan, waxa qabyada ahi way idlaan doonaan. 11 Markaan ilmo yar ahaan jiray, sidii ilmo oo kale ayaan u hadli jiray, sidii ilmo oo kale ayaan wax u garan jiray, sidii ilmo oo kale ayaan u fikiri jiray, laakiinse haatan waxaan noqday nin weyn, oo waxyaalihii carruurnimada waan iska fogeeyey. 12 Haatan si aan caddaan ahayn ayaynu muraayad wax ugu aragnaa, laakiin markaas ka fool ka fool ayaynu wax u arki doonnaa. Hadda si qabyo ahaan ah ayaan wax u garanayaa, laakiin markaas waxaan u garan doonaa sidii la ii gartay. 13 Haddabase waxa waaraa waa saddexdan, rumaysad iyo rajo iyo jacayl; laakiin kuwan waxaa ugu wada weyn jacayl.

Duration:00:03:37

Ask host to enable sharing for playback control

Soomaali Christian Heesta - "Ciise waa boqor".3gp

2/16/2021
"أغنية صومالية مسيحية - "يسوع ملك / "Jesus is King" - Somali Christian Song.3gp. ///. YOOXANAA-- CUTUB 1 1.Bilowgii waxaa jiray Ereyga, Ereyguna wuxuu la jiray Ilaah, Ereyguna wuxuu ahaa Ilaah. 2. Isagu Ilaah buu la jiray bilowgii. 3. Wax walba waxaa laga sameeyey xaggiisa, oo wixii la sameeyey lama samayn isaga la'aantiis. 4. Isaga waxaa ku jirtay nolol, noloshuna waxay ahayd nuurka dadka. 5. Nuurkuna wuxuu ka ifayaa gudcurka, gudcurkuna kama badin. 6. Waxaa jiray nin xagga Ilaah laga soo diray, magiciisuna wuxuu ahaa Yooxanaa. 7. Isagu wuxuu u yimid markhaati furid, inuu u marag furo nuurka, inay dhammaan xaggiisa ka wada rumaystaan. 8. Isagu nuurka ma uu ahayn, laakiin wuxuu u yimid inuu nuurka u marag furo. 9. Kaasu wuxuu ahaa nuurka runta ah oo iftiimiya nin walba oo dunida yimaada. 10. Wuxuu ku jiray dunida, dunidana waxaa laga sameeyey xaggiisa, oo duniduna ma ay garanayn isaga. 11. Wuxuu u yimid kuwiisii, kuwiisiina ma ay aqbalin isaga. 12. Laakiin in alla intii aqbashay, wuxuu siiyey amar ay carruurtii Ilaah ku noqdaan, kuwaasu waa kuwii magiciisa rumaystay, 13. oo aan ka dhalan dhiigga, ama doonistii jidhka, ama dad doonistiis, laakiin waxay ka dhasheen Ilaah. 14. Ereyguna jidh buu noqday, oo waa ina dhex joogay, oo waxaannu aragnay ammaantiisii, taas oo ahayd ammaantii u ekayd tan Wiilka keliya ee Aabbaha, ee nimco iyo run ka buuxa.

Duration:00:03:21

Ask host to enable sharing for playback control

Hees Cusub oo Injiil Soomaali ah

2/16/2021
New Somali Gospel Song / جديد أغنية الإنجيل الصومالية.mp4 ///.

Duration:00:08:28

Ask host to enable sharing for playback control

Soomaali Cibaadada Muusig.mp4

2/16/2021
Somali Gospel Song - "Guuloow Ilaahow" (Qasiido Masiixi ah).mp4

Duration:00:03:32

Ask host to enable sharing for playback control

Heesta Injiilka Soomaaliyeed.mp4

2/16/2021
Somali Gospel Song / الصومالية الإنجيل كلمات.mp4

Duration:00:04:14

Ask host to enable sharing for playback control

Episode 118: Soomaali - "Ciise waa inoo dhintay".mp3

2/16/2021
Somali - "Jesus Died for Us" / الصومالية - "يسوع مات من أجلنا".mp3. // 1 KORINTOS: CUTUB 131 Haddaan ku hadlo afafka dadka iyo malaa'igaha, laakiinse aanan jacayl lahayn, waxaan noqday naxaas dhawaaqaysa ama saxan bir ah oo sanqadhaya oo kale. 2 Oo haddaan leeyahay hadiyadda wax sii sheegidda, oo aan garanayo waxyaalaha qarsoon oo dhan iyo aqoonta oo dhan, iyo haddaan leeyahay rumaysadka oo dhan oo aan buuraha ku dhaqaajiyo, laakiinse aanan jacayl lahayn, waxba ma ihi. 3 Oo wax kastaan leeyahay haddaan bixiyo oo masaakiinta ku quudiyo, iyo haddaan jidhkayga bixiyo in la gubo, laakiinse aanan jacayl lahayn, waxba ii tari maayo. 4 Jacaylku waa samir badan yahay, waana raxiim, jacaylku ninna ma xasdo, jacaylku ma faano, mana kibro, 5 wax aan u ekayn ma falo, nafsaddiisana wax uma doondoono, mana xanaaqo, sharna kuma fikiro, 6 xaqdarrada kuma farxo, laakiin wuxuu ku farxaa runta. 7 Wax walba wuu u dulqaataa, wax walba wuu rumaystaa, wax walba wuu rajeeyaa, wax walba wuu u adkaystaa. 8 Jacaylku weligii ma idlaado. Hadday wax sii sheegiddii jirto, way baabbi'i doontaa, hadday afaf jiraan way dhammaan doonaan, hadday aqooni jirto way baabbi'i doontaa. 9 Waayo, waxaynu naqaan waa qabyo, oo si qabyo ahaan ah ayaynu wax u sii sheegnaa. 10 Laakiin markii waxa dhammi ay yimaadaan, waxa qabyada ahi way idlaan doonaan. 11 Markaan ilmo yar ahaan jiray, sidii ilmo oo kale ayaan u hadli jiray, sidii ilmo oo kale ayaan wax u garan jiray, sidii ilmo oo kale ayaan u fikiri jiray, laakiinse haatan waxaan noqday nin weyn, oo waxyaalihii carruurnimada waan iska fogeeyey. 12 Haatan si aan caddaan ahayn ayaynu muraayad wax ugu aragnaa, laakiin markaas ka fool ka fool ayaynu wax u arki doonnaa. Hadda si qabyo ahaan ah ayaan wax u garanayaa, laakiin markaas waxaan u garan doonaa sidii la ii gartay. 13 Haddabase waxa waaraa waa saddexdan, rumaysad iyo rajo iyo jacayl; laakiin kuwan waxaa ugu wada weyn jacayl.Haddaan ku hadlo afafka dadka iyo malaa'igaha, laakiinse aanan jacayl lahayn, waxaan noqday naxaas dhawaaqaysa ama saxan bir ah oo sanqadhaya oo kale. 2 Oo haddaan leeyahay hadiyadda wax sii sheegidda, oo aan garanayo waxyaalaha qarsoon oo dhan iyo aqoonta oo dhan, iyo haddaan leeyahay rumaysadka oo dhan oo aan buuraha ku dhaqaajiyo, laakiinse aanan jacayl lahayn, waxba ma ihi. 3 Oo wax kastaan leeyahay haddaan bixiyo oo masaakiinta ku quudiyo, iyo haddaan jidhkayga bixiyo in la gubo, laakiinse aanan jacayl lahayn, waxba ii tari maayo. 4 Jacaylku waa samir badan yahay, waana raxiim, jacaylku ninna ma xasdo, jacaylku ma faano, mana kibro, 5 wax aan u ekayn ma falo, nafsaddiisana wax uma doondoono, mana xanaaqo, sharna kuma fikiro, 6 xaqdarrada kuma farxo, laakiin wuxuu ku farxaa runta. 7 Wax walba wuu u dulqaataa, wax walba wuu rumaystaa, wax walba wuu rajeeyaa, wax walba wuu u adkaystaa. 8 Jacaylku weligii ma idlaado. Hadday wax sii sheegiddii jirto, way baabbi'i doontaa, hadday afaf jiraan way dhammaan doonaan, hadday aqooni jirto way baabbi'i doontaa. 9 Waayo, waxaynu naqaan waa qabyo, oo si qabyo ahaan ah ayaynu wax u sii sheegnaa. 10 Laakiin markii waxa dhammi ay yimaadaan, waxa qabyada ahi way idlaan doonaan. 11 Markaan ilmo yar ahaan jiray, sidii ilmo oo kale ayaan u hadli jiray, sidii ilmo oo kale ayaan wax u garan jiray, sidii ilmo oo kale ayaan u fikiri jiray, laakiinse haatan waxaan noqday nin weyn, oo waxyaalihii carruurnimada waan iska fogeeyey. 12 Haatan si aan caddaan ahayn ayaynu muraayad wax ugu aragnaa, laakiin markaas ka fool ka fool ayaynu wax u arki doonnaa. Hadda si qabyo ahaan ah ayaan wax u garanayaa, laakiin markaas waxaan u garan doonaa sidii la ii gartay. 13 Haddabase waxa waaraa waa saddexdan, rumaysad iyo rajo iyo jacayl; laakiin kuwan waxaa ugu wada weyn jacayl.

Duration:00:03:01

Ask host to enable sharing for playback control

Soomaaliga - "CIISE: Sayid iyo Badbaadiye".3gp

2/15/2021
Soomaaliga - "JESUS - Lord and Saviour" / "سوماليجا - "يسوع: رب ومخلص

Duration:00:59:56

Ask host to enable sharing for playback control

Soomaaliga - "Ciise: Macallin iyo bogsiiye"

2/15/2021
Soomaaliga Language - "Jesus: Teacher and Healer" / "سوماليجا - "يسوع: المعلم والمعالج

Duration:01:01:17

Ask host to enable sharing for playback control

Soomaaliga - "Ciise: Macallin iyo bogsiiye"

2/15/2021
Soomaaliga Language - "Portrait of Jesus" / "لغة السوماليجا - "صورة يسوع

Duration:01:47:17

Ask host to enable sharing for playback control

Afka Soomaaliga - "Ereyada Nolosha".3gp

2/15/2021
Soomaaliga Language - "Words of Life" / "الصومال اللغة - "كلمات الحياة

Duration:00:59:52

Ask host to enable sharing for playback control

Ack Emmanuel Soomaali Kaniisadda Kooxda Heesta.mp4

2/15/2021
Ack Emmanuel Somali Church Choir / Ack ايمانويل كنيسة الكورال.mp4

Duration:00:02:28

Ask host to enable sharing for playback control

[2]. "العربية والإنجليزية كلمات - "مسار مؤلم" / "طريق الآلام"

2/15/2021
[2]. Arabic & English Song - "Painful Path" / "Via Dolorosa" / Carabi & Gabay Ingiriisi - "Jidka Xanuunka Badan" / "Via Dolorosa".mp4 /// كورنثوس 15 :: وَأُعَرِّفُكُمْ أَيُّهَا الإِخْوَةُ بِالإِنْجِيلِ الَّذِي بَشَّرْتُكُمْ بِهِ وَقَبِلْتُمُوهُ وَتَقُومُونَ فِيهِ وَبِهِ أَيْضاً تَخْلُصُونَ إِنْ كُنْتُمْ تَذْكُرُونَ أَيُّ كَلاَمٍ بَشَّرْتُكُمْ بِهِ. إِلاَّ إِذَا كُنْتُمْ قَدْ آمَنْتُمْ عَبَثاً! فَإِنَّنِي سَلَّمْتُ إِلَيْكُمْ فِي الأَوَّلِ مَا قَبِلْتُهُ أَنَا أَيْضاً: أَنَّ الْمَسِيحَ مَاتَ مِنْ أَجْلِ خَطَايَانَا حَسَبَ الْكُتُبِ وَأَنَّهُ دُفِنَ وَأَنَّهُ قَامَ فِي الْيَوْمِ الثَّالِثِ حَسَبَ الْكُتُبِ وَأَنَّهُ ظَهَرَ لِصَفَا ثُمَّ لِلِاثْنَيْ عَشَرَ. وَبَعْدَ ذَلِكَ ظَهَرَ دَفْعَةً وَاحِدَةً لأَكْثَرَ مِنْ خَمْسِمِئَةِ أَخٍ أَكْثَرُهُمْ بَاقٍ إِلَى الآنَ. وَلَكِنَّ بَعْضَهُمْ قَدْ رَقَدُوا. وَبَعْدَ ذَلِكَ ظَهَرَ لِيَعْقُوبَ ثُمَّ لِلرُّسُلِ أَجْمَعِينَ. وَآخِرَ الْكُلِّ كَأَنَّهُ لِلسِّقْطِ ظَهَرَ لِي أَنَا. لأَنِّي أَصْغَرُ الرُّسُلِ أَنَا الَّذِي لَسْتُ أَهْلاً لأَنْ أُدْعَى رَسُولاً لأَنِّي اضْطَهَدْتُ كَنِيسَةَ اللهِ. وَلَكِنْ بِنِعْمَةِ اللهِ أَنَا مَا أَنَا وَنِعْمَتُهُ الْمُعْطَاةُ لِي لَمْ تَكُنْ بَاطِلَةً بَلْ أَنَا تَعِبْتُ أَكْثَرَ مِنْهُمْ جَمِيعِهِمْ. وَلَكِنْ لاَ أَنَا بَلْ نِعْمَةُ اللهِ الَّتِي مَعِي. فَسَوَاءٌ أَنَا أَمْ أُولَئِكَ هَكَذَا نَكْرِزُ وَهَكَذَا آمَنْتُمْ. وَلَكِنْ إِنْ كَانَ الْمَسِيحُ يُكْرَزُ بِهِ أَنَّهُ قَامَ مِنَ الأَمْوَاتِ فَكَيْفَ يَقُولُ قَوْمٌ بَيْنَكُمْ إِنْ لَيْسَ قِيَامَةُ أَمْوَاتٍ؟ فَإِنْ لَمْ تَكُنْ قِيَامَةُ أَمْوَاتٍ فَلاَ يَكُونُ الْمَسِيحُ قَدْ قَامَ! وَإِنْ لَمْ يَكُنِ الْمَسِيحُ قَدْ قَامَ فَبَاطِلَةٌ كِرَازَتُنَا وَبَاطِلٌ أَيْضاً إِيمَانُكُمْ وَنُوجَدُ نَحْنُ أَيْضاً شُهُودَ زُورٍ لِلَّهِ لأَنَّنَا شَهِدْنَا مِنْ جِهَةِ اللهِ أَنَّهُ أَقَامَ الْمَسِيحَ وَهُوَ لَمْ يُقِمْهُ - إِنْ كَانَ الْمَوْتَى لاَ يَقُومُونَ. لأَنَّهُ إِنْ كَانَ الْمَوْتَى لاَ يَقُومُونَ فَلاَ يَكُونُ الْمَسِيحُ قَدْ قَامَ. وَإِنْ لَمْ يَكُنِ الْمَسِيحُ قَدْ قَامَ فَبَاطِلٌ إِيمَانُكُمْ. أَنْتُمْ بَعْدُ فِي خَطَايَاكُمْ! إِذاً الَّذِينَ رَقَدُوا فِي الْمَسِيحِ أَيْضاً هَلَكُوا!

Duration:00:04:52

Ask host to enable sharing for playback control

Carabi (Sabuurradii 117) - "Ku mahad naqa Rabbiga".3gp

2/15/2021
Arabic Chant - Psalm 117 (Arabic) - Give thanks to the Lord المزمور ١١٧ - إحمدوا الرب./

Duration:00:05:56

Ask host to enable sharing for playback control

Carabi - Matayos 5: 14-19

2/15/2021
Arabic - Matthew 5: 14-19 (Arabic) متى ٥ ١٤-١٩- / عربي - متى 5: 14-19 (عربي) متى ٥ ١٤-١٩-.mp4. //. الفصل: 1 فِي الْبَدْءِ كَانَ الْكَلِمَةُ وَالْكَلِمَةُ كَانَ عِنْدَ اللَّهِ وَكَانَ الْكَلِمَةُ اللَّهَ. 2 هَذَا كَانَ فِي الْبَدْءِ عِنْدَ اللَّهِ. 3 كُلُّ شَيْءٍ بِهِ كَانَ وَبِغَيْرِهِ لَمْ يَكُنْ شَيْءٌ مِمَّا كَانَ. 4 فِيهِ كَانَتِ الْحَيَاةُ وَالْحَيَاةُ كَانَتْ نُورَ النَّاسِ 5 وَالنُّورُ يُضِيءُ فِي الظُّلْمَةِ وَالظُّلْمَةُ لَمْ تُدْرِكْهُ. 6 كَانَ إِنْسَانٌ مُرْسَلٌ مِنَ اللَّهِ اسْمُهُ يُوحَنَّا. 7 هَذَا جَاءَ لِلشَّهَادَةِ لِيَشْهَدَ لِلنُّورِ لِكَيْ يُؤْمِنَ الْكُلُّ بِوَاسِطَتِهِ. 8 لَمْ يَكُنْ هُوَ النُّورَ بَلْ لِيَشْهَدَ لِلنُّورِ. 9 كَانَ النُّورُ الْحَقِيقِيُّ الَّذِي يُنِيرُ كُلَّ إِنْسَانٍ آتِياً إِلَى الْعَالَمِ. 10 كَانَ فِي الْعَالَمِ وَكُوِّنَ الْعَالَمُ بِهِ وَلَمْ يَعْرِفْهُ الْعَالَمُ. 11 إِلَى خَاصَّتِهِ جَاءَ وَخَاصَّتُهُ لَمْ تَقْبَلْهُ. 12 وَأَمَّا كُلُّ الَّذِينَ قَبِلُوهُ فَأَعْطَاهُمْ سُلْطَاناً أَنْ يَصِيرُوا أَوْلاَدَ اللَّهِ أَيِ الْمُؤْمِنُونَ بِاسْمِهِ. 13 اَلَّذِينَ وُلِدُوا لَيْسَ مِنْ دَمٍ وَلاَ مِنْ مَشِيئَةِ جَسَدٍ وَلاَ مِنْ مَشِيئَةِ رَجُلٍ بَلْ مِنَ اللَّهِ. 14 وَالْكَلِمَةُ صَارَ جَسَداً وَحَلَّ بَيْنَنَا وَرَأَيْنَا مَجْدَهُ مَجْداً كَمَا لِوَحِيدٍ مِنَ الآبِ مَمْلُوءاً نِعْمَةً وَحَقّاً.

Duration:00:04:44

Ask host to enable sharing for playback control

"Kaniisada Jannada" - Heesta Carabi ee iimaanka iyo adkeysiga.3gp

2/15/2021
كنيسة السماء" - نشيد عربي للإيمان والمثابرة" / "Heavenly Church" - Arabic Song of Faith and Perseverance.3gp

Duration:00:05:26

Ask host to enable sharing for playback control

أغنية عربية مسيحية جميلة

2/15/2021
Qurux badan Christian Heesta Carabiga / Beautiful Christian Arabic Song.3gp

Duration:00:04:42